Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan oo la hadlay Idaacada VOA ayaa ka warbixiyay mowqifka maamulka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.
Jubbaland Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Khilaafka Diblumaasiyadeed Ee Soomaaliya iyo Kenya.
on May 23, 2019