Puntland oo War kulul ka soo Saartay Weerar Lagu Qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada

Submitted by on May 23, 2019
← →

Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidamada Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada Ceerigaabo isagoo kormeer ku samaynayay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo degaankaasi ka socday.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment