Fifa Oo Go’aan Cusub Ka Gaadhay Kordhintii Wadamada Ka Qayb Galaya Koobka Aduunka Ee 2022

Submitted by on May 23, 2019
← →

Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa joojiyey qorshe ka nixiyey dalka Qatar oo lagu kordhinayey tirada waddamada ka qayb-geli doona Koobka Adduunka ee 2022.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment