Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobey,Yao Shaojun oo hadal ka jeediyay kulan gaar ah oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay wali dalka ku yaalla geeska Afrika inuu u baahanyahay taageero ballaaran.
Safiirka Shiinaha U Fadhiya QM Oo ka cosaday Golaha Ammaanka in Soomaaliya Laga Taageero Amniga iyo Sirdoonka
on May 23, 2019