Wafdiga Somaliland ee ku suganaa maalmihii ugu danbeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku eedeeyay madaaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo in uu sameystay jabhado hubeysan.
Somaliland oo ku Eedeysay Madaxweyne Farmaajo in uu Sameystay Jabhado hubeysan
on May 25, 2019