Khubarrada saadaasha hawada Mareykanka ayaa ka digaya duufaano xoog leh oo ay suurtagal tahay in ay Talaadada maanta ah garaacaan dhamaan gobollada dhexe ee dalkan Mareykanka.
Duufaano ku wajahan qeybo ka mid ah Mareykanka
on May 28, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka