Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu kala diray xubnihii garsoorka maamulka Hirshabelle u qaabilsanaa gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Hirshabelle oo kala direy xubnihii garsoorka gobolka Hiiraan.
on May 29, 2019