Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay matalaadda 13 kursi ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare

Submitted by on Jan 28, 2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment