Habeenkii xalay ahaa waxaa dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada maamulka Koofur-galbeed ku leeyihiin deegaanka Tabeellaha oo ku yaalla inta u dhexeysa Afgooye iyo Wanlaweyn
Al-shabab oo Weeraray Deegaanka Tabeellaha
on Feb 5, 2021