Wargeyska The Star ee ka soo baxa Kenya ayaa ku warramay habeenkii Isniinta in lagu qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi shandad ay ku jirtay lacag gaaraysa 1.7 milyan oo doollarka Marekanka ah (Sh170 milyan) oo ka timid Soomaaliya.
Kenya oo qabatay lacag uu leeyahay sarkaal xiriir la leh qoyska madaxweyne Farmaajo
on May 30, 2019