Madaxwayna ku xigeenkii ugu horreeyay ee Cuba,Salvador Valdes Mesa ayaa waxaa uu shalay ka qaybgalay xuska ciidamadii Cuba looga dilay dagaalkii ogaadeeniya ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobi
Cuba oo xustay askartii uga dhimatay dagalkii 1977 ee Itoobiya iyo Soomaaliya
on May 31, 2019