Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku xadgudbo xuquuqda aadanaha iyo xorriyadaha aasaasiga ah.
Blinken: “COVID-19 looma adeegsan karo in lagu xadgudbo xoriyadaha aasaasiga ah”
on Feb 21, 2021