
Dowladda Soomaaliya ayaa ku celisay in aanay ogoleyn dibadbaxyo laga dhigo magaalada Muqdisho maalin uun kadib markii xubnaha midowga murashaxiinta ku baaqeen mudaaharaadyo cusub oo ay uga ashtakoonayaan dibu dhaca ku yimid doorashada Soomaaliya iyo inaan wali heshiis buuxa laga gaarin waqtiga ay dhacayso.