Dowladda Canada ayaa xasuuq u aqoonsaday hagar-daamada uu Shiinuha ku hayo qowmiyadda Muslimiinta Uyguurka ama Wiigariska ee dalkaas.
Canada oo Xasuuq u Aqoonsatay Dhibta uu Shiinaha ku hayo Musliminta Uyguurka
on Feb 24, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka