Puntland iyo Shirkadda CCECC Oo Shiinaha Heshiis ku Kala Saxiixday (Daawo Sawirada)

Submitted by on May 31, 2019

Madaxweynaha Puntlan Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha ayaa magaalada Beijing ayaa la saxiixday Shirkadda CCECC heshiis lagu dhisayo Dekeda kalluumaysiga ee Eyel iyo Mashaariic kale.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment