Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa warbixin ay soo saartay ku qiimeysay 276 oo Mareeykanka uu sanadkii tegay ka fuliyey Soomaaliya.
Qiimeynta 276 weerar oo maamulka Trump uu ka fuliyey Soomaaliya
on Mar 2, 2021