Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliya inuu xagal-daacinayo wada-hadallada ay kula jiraan Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Midowga Musharaxiinta oo ‘xagal-daacin’ ku eedeeyey Farmaajo
on Mar 2, 2021