Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa wareysi uu siiyey VOA uga hadlay dibad-baxyada la qorsheynayo inay ka dhacaan Muqdisho iyo xaaladda Coronavirus ee magaalada.
Wareysi: Filish oo ka hadlay dibad-baxyada Muqdisho iyo arrimo kale
on Mar 2, 2021