Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo gantay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran,
Sacuudiga ‘oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray’
on Mar 7, 2021