Madaxa xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa oggolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah baaritaan loogu sameeyo woqooyiga gobolka Tigray,
Ethiopia iyo Qaramada Midoobey oo isku af-gartay baaritaanka xadgudubyadii ka dhacay gobolka Tigray
on Mar 18, 2021