Madaxweyne ku xigeenkii wadanka Tanzania Samia Suluhu Hassan ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweynaha kaddib geeridii madaxweynihii dalkaas John Magufuli,
Samia Suluhu Hassan oo loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Tanzania
on Mar 19, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka