Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Cabdiraxman Mukhtar oo u ololeeya arrimaha dhalinyarada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.
Wicitaanka Dhageystaha: Cabdiraxman Mukhtar
on Jun 2, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka