Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda Somalia in ay dhinac iska dhigaan ujeedooyinkooda siyaasadeed isla marka ay qabtaan doorasho hufan oo xalaal ah.
Mareykanka: Waa in Doorashada Soomaaliya Deg Deg Loo Qabtaa
on Mar 20, 2021