Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa kusoo dhaweeyey saddex askari oo kamida Ciidamada Militeriga Somaliland oo Puntland ka qabsatay Somaliland,
Somaliland iyo Puntland oo maxaabiistii ay kala haysteen maanta isku wareejiyey
on Jun 3, 2019