Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya,
Madaxweyne Farmaajo Oo warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Midowga Yurub.
on Jun 3, 2019