Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraaba uu ka baxay AHUN Xildhibaan Cali Macalin Areeye oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland oo ku geeriyooday dalka Turkiga oo arimo caafimaad loo geeyay.
Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Ehelada AHUN Marxuum Xil.Cali Aareeye.
on Jun 5, 2019