Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid warbixin uu wargeska ka soo baxa Kenya uga hadlay deegaannadii laga sahmiyay shidaal inay dowladda Soomaaliya ku soo darsatay deegaanno ka tirsan Kenya.
Dowladda Soomaaliya Oo si Adag U Beenisay Warbixin Uu Qorey wargeys ka soo Baxa Kenya
on Jun 6, 2019