Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada Kenya gurigiisa kala baxeen habeenimadii xalay Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah aqoonyahan ka faalooda arrimaha Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka.
Ciidamada Kenya Oo Gurigiisa kala Baxay Dr Ibraahim Bursaliid.
on Jun 6, 2019