Golaha Amaanka iyo nabada ee Midowga Afrika ayaa kulan deg deg ah ay yeesheen waxa ay kasoo saareen go’aan ka dhan ah Milatariga xooga kula wareegay Xukunka dowlada Sudan.
Go’aan adag Oo ka Dhan ah Milatariga Sudan Oo Lasoo Saaray.(Sawiro)
on Jun 6, 2019