Maxaabiis maanta loo wareejiyay Xabsiga Cusub ee Muqdisho (Sawiro)

Submitted by on Jun 10, 2019

Waxaa maanta qaar kamid ah maxaabiistii ku xirneyd xabsiga dhaxe ee Xamar loo wareejiyay xabsiga cusub ee dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada ciidanka Asluubta.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment