Jun 10 2019 Hargaysa (Cadceed) – Gobalka Sanaag oo wareysi siiyey telefishanka Eryal TV ayaa waxaa uu cadeeyey in dhinaca maamulka Puntland ay u goosteen ciidamo uu lahaa Boqor Buurmadow kuwaas oo ku urursanaa deeganka Garab
DAAWO:-“ Ciidankii Buurmadow-baa Goostey …” Badhasaab Tiimbaro
on Jun 10, 2019