Hay’ad ka howlgasha Kuuriya Koonfureed ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan 318 goobood oo fagaarayaal ah oo ay Kuuriyada Waqooyi u isticmaasho in lagu dilo dad.
Kuuriyada Waqooyi: Fagaarayaasha loo adeegsado khaarijinta oo la ogaaday
on Jun 12, 2019