Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yaman ayaa weerar gantaalo loo adeegsaday maanta oo arbaco ah ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Abha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday garoon diyaaradeed oo kuyaala Sacuudiga
on Jun 12, 2019