Xukuumadda Soomaaliya oo War ka soo saartay xaalada magaalada Beledweyne.

Submitted by on Jun 12, 2019

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa War ka soo saartay iska horimaad shalay ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan,kaas oo uu ku geeriyooday Taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment