Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Uganda ayaa sheegtay in 7 qof oo goor hore loo karantiilay in uu ku dhacay cudurka Ebola haatan laga waayay cudurkaasi.
Soomaaliya halis ma ugu jirtaa cudurka Ebola?
on Jun 14, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka