Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday siyaasadda ay ku wajaheyso tallaabooyinka is-daba jog joogga ah ee ay Kenya qaadeyso ee ka dhanka ah Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay Siyaasada ay ku Wajaheyso Kenya.
on Jun 14, 2019