Qarax Labaad Ee Maanta ka Dhacay Muqdisho iyo Ninkii ka Dambeeyay Oo la Qabtay

Submitted by on Jun 15, 2019

Waxaa goordhaw qarax kale uu ka dhacay agagaarka Isgooska KM 4 ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw koontaroolka laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment