Todoba askari ayaa ku dhintay miino la kacday baabuur uu leeyahay booliksa Kenya oo marayey wadada isku xidha tuulooyinka Konton iyo Khorof Xaraar oo 20 km u jirta xadka Kenya iyo Soomaaliya,
Al-Shabaab oo sheegatay masuuliyadda qarax ka dhacay Kenya
on Jun 15, 2019