Maamulka Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa.
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga ka sii Daayay Xildhibaan Dhakool.
on Jun 17, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka