Alle ha u naxariistee Waxaa maanta Cisbitaal kuyaal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday abwaankii waynaa Maxamuud Cabdilaahi Ciise oo ku magac dheeraa ‘Singub’.
Sooyaalka abwaan Singub oo maanta geeriyooday
on Jun 18, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka