Sharciyaqaanno ku nool dalka Itoobiya ayaa sheegay iney dowladda Itoobiya dacwad ku soo oogayaan maadaamaa ay ku xadgudubtay xuquuq dastuuri ah oo ay lahaayeen.
Dowladda Itoobiya oo lagu dacweeynayo internetka ay jartay
on Jun 18, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka