Madaxweynihii hore ee Xiriirka kubbada cagta qaarada Yurub UEFA Michel Platini ayaa la xirey isagoo loo haysto sababta uu ugu codeeyay qabashada tartanka koobka adduunka ee 2022 dalka Qadar.
Booliiska Faransiiska oo xabsiga dhigey Madaxii Hore Ee UEFA Michel Platin.
on Jun 18, 2019