Shabakada bulshada ay ku xiriirto ee Facebook ayaa qorsheyneysa inay sameysato lacag u gaar ah taasoo dadka ku xiran shabakadan ay isticmaali karaan.
Facebook Oo Sameysanaysa Lacag U Gaar ah.
on Jun 19, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka