Waddamada qaaradda Afrika ayaa la sheegay inuu kharash aad u badan uu kaga baxo dawooyinka oo ay ku iibsadaan qiima u dhigma boqolkiiba 30% in ka badan qiimaha caadiga ah.
Dalalka Afrika miyaa lagu dhacaa dawooyinka ay kasoo iibsadaan adduunka kale?
on Jun 21, 2019