Ugu yaraan laba qof ayaa la rumaysan yahay inay ku dhinteen duqeyn maanta ay diyaaradi la beegsatay gaari nooca raaxada ah oo marayey degaaanka Kalgeed-dheer ee duleedka tuuladda Xiriiro ee degmada Iskushuban,
Puntland: Duqeyn ka Dhacday Gobolka Bari
on Apr 14, 2019