Nasro Yussuf Axmed oo ah gabar majaajileyste ah oo ku dhalatay dalka Kenya ayaa BBC-da u sheegtay in howlaha majaajilada ay ku biirtay sannadkii 2018-kii.
”Aabahay wuxuu moodi jiray in ragga oo kaliya aan ka qososhiiyo, balse sidaasi ma ahayn”
on Feb 5, 2019