Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Mataban ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaaluf ku yimid degaanka iyadoo deegaanada qaarna laga soo sheegayo in biyo la,aan daran ay ka jirto.
Abaar iyo Bbya la’aan laga soo sheegayo gobolka Hiiraan.
on Feb 28, 2021