Abiya Axmed oo Saacado kooban kadib kalaabtay Muqdisho iyo Qodabda laga Wada hadlay

Submitted by on Feb 27, 2025
← →

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay kulan gaar ah Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo safar shaqo ku yimid dalka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment