Abwaan Sangub oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa.

Submitted by on Jun 18, 2019

Allaha u naxarisitee abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub ayaa saaka ku geeriyooday magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment