Soomaaliya horay ugama aysan jirin adeeg shaacsan oo lamid ah midka isbitaalkaan kaas oo lammaanayaasha u suurtagalinaya in ay qolka umusha ku wadajiraan,
Adeegga Wehel: Dareenka aabbaha xaaskiisa ku wehliyay qolka dhalmada Isbitaalka Banaadir
on Sep 16, 2024